HomeAbout usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
RUGTA CAAFIMAADKA
EE
AALA-YAASIR

Dhamaan macaamiishaRUGTA CAAFIMAADKA AALA-YAASIR waxaa luugu bishaaraynayaa in si ku meel gaar ah rugta caafimaadka ee aala-yaasir loogu furay Degmada XAMAR JAJAB isgoyska Suuq yaraha,gaar ahaan Farmashi JAMAAL JIBIYE.
RUGTA CAAFIMAADKA AALA-YAASIR
Waxaa lagu Daawaynayaa Cuduradda Feeraha iyo Qanjirada, RUGTA waxaa ka howlgala dhaqtar cudurada FEERAHA iyo QANJIRADA muddo dheer ku soo guda jiray.
RUGTA CAAFIMAADKA AALA-YAASIR
Waxaad ka heli kartaa Farmashi caalami ah iyo Shaybaar ku raali gilya, Waxaana halkaa diyaar kuugu ah Shaqaale soo dhawayn fiican leh oo ku dadaalaya Caafimaadkaaga iyo Caafimaadka Caruurtaada.

Saacadaha shaqada waa 7:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo.[ Hal saac ilaa iyo Lix saac][Gelinka hore]
Waxaana kugu soo dhawaynaya Muxudiin Max,ed Cusman. (DIINOOW).
Wixii faahfaahin intaas dheer waxaad kala soo xiriiri kartaa Taleefanadan:
651610,       5868945,       5887932