GENDERSHE HOME OF BEAUTY

HAMBALYO

AROOS WACAN OO WANAAGAN

AROOS WACAN
Anagoo kala ah:
Ciise Xaaji Ciise (Al Ciisaawe), Axmed Xaaji Ciise, Yaasir Xaaji Ciise, Faadumo Eebow, Sacdiyo Xoosheey, Cabdalle Shingaani, Abuukarow iyo dhamaan Madaxda iyo Shaqaalaha Shirkadda Al-Ciisaawe waxaan hambalyo u diraynaa Arooska iyo Aroosada:
Cabdikariim Cabdulqaadir (Abahaa) iyo Faadumo Xasan Cabdi
oo ku aqal galay Degmada Shingaani ee Magaalada Muqdisho waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad qayrqabana kala hela. Anaguna waxaanu leenahay Ilaahayow Aamiin Aamiin Aamiin
HAMBALYO HAMBALYO
!!!! AROOS WACAN !!!
(MEHER WACAN)

Anigoo ah: Ad-ham Amiinullaahi Max'ed iyo Xaaskayga iyo Caruurtayda oo kala ah:Max'ed, Anas. Catiya, Calwiya, Badrudiin, Max'ud, Yaasiin, C/qaadir iyo Cabiir Ad-ham waxaan Meher wacan leenahay
(Cali Xaashi Axmed iyo Wafaa Max'ed Aminullahi Maxamed)
oo meherkooda ka dhacay Magaalada Muqdisho maalintii ay bishu ahayd 24/2/2008br> Anaguna waxaanu leenahay Allahoo kadhig kuwii is weheshada aayahoodana Ilaasha... Aamiin ... Aamiin ... Aamiin.
HAMBALYO HAMBALYO
!!!! AROOS WACAN !!!
MABRUUUUUUUUUK

ANAGOO KALA AH DHAMAAN JAALIYADA BAHWEYNTA REER GENDERSHE EE KU KALA NOOL DALKAASI YAMAN IYO DALKA SWEDEN WAXAAN HANBALYO ,ARROOOS WACAN IYO MABRUUK U DIREYNAA AROOSKA IYO AROOSADA DHOWAN MEHERKOODA SIDA CAJIIBKA LEH UGU DHACAY WAA MEHER SEDEX GEESOOD AH AROOS OO KU SUGAN DALKA YEMAN IYO AROOSADA OO IYADNA KU SUGANA DALKA SWEDEN XAFLADA AROOSKA OO IYADANA KA DHACDAY MAGAALADA MUQDISHO OO SI CAJIIB LEH LA ISUGU XIRIIRIYAY QADKA INTERNET ARROOS WACAN !! ALLAHA KA DHIIGI KII AY KALA HELAAN WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO WAXAANA ALLE U RAJEYNEYNAA IN AY NOQDAAN KUWII ISKU WAARA UBAD QEER QABANA KALA HELA AAMIIN AAMIINN HADABA WAXAAN MAR LABAAD HAWADA U SOO MARINEENAA AROOSKA ENG: C\QAADIR MAXAMED CUSMAAN (MAXAMED JAAALLE) IYO AROOSADA : XAAWO XAAJI BUUWE FARIIMAHA TAHNIYADAHA WAXAAD KU SOO DIRI KARTAAN E-MAILKA AROOSKA Mr: C\QAADIR OO AH daadir33@HOTMAIL.COM
Anagoo kala ah:
Hooyo Faadumo Sh. Maxamed Cadow , Maryam Baaf Sh.. Xasan Sh. Mayow, Xaawo Aweys Cabdulqaadir, Maxamed Sh. Nuur, Faadumo Xassey Maxamed, Aabe Abuukar Sh. Mayow iyo Eedo Maryam Shiikhow Abaxaaji iyo Binti Cali koofar, Faamey Sh. Mayow, Shukri Xaaji Abukar, Maryam Xaaji Abuukar, Maxamed Jeylaani Awmaye, Siid Cali sh. , Cusmaan Cabdullahi Sh. Abukar, Cusmaan Shamad, Sheekh Nuur Sh. Cabdi "Bunka".
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Arooska iyo Aroosadda:
Cabdi Xamiid Xaaji Abuukar
iyo
Raabaco Xasan Sh. Mayow.
oo Arooskooda ka dhacay Magaalada JEDDAH ee Boqortooyada Sacuudiga Xaafadda Al-Cimaariya, Maalintii Khamiista ee ay bishu ahayd 07/02/2008 Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu ka dhigo Kuwii isku waara Ubad kheyr qabana kala hela.
Anaguna waxaanu leenahay ... Aamiin ... Aamiin ... Aamiin.

Anagoo kala ah:
Sh. Nuur Sheekh Cabdi iyo Dhamaan Caruurteyda kala ah Nafiso Sheekh Nuur, Xaliimo Sheekh Nuur, Duniyo Sheekh Nuur, Abubakar Sheekh Nuur, Cumar Sheekh Nuur.
Waxaan Hambalyo u Diraynaa Arooska iyo Aroosadda
Cabdi Xamiid Xaaji Abuukar
iyo
Raabaco Xasan Sh. Mayow.
Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu ka dhigo Kuwii isku waara Ubad kheyr qabana kala hela.
Anaguna waxaanu leenahay ... Aamiin ... Aamiin ... Aamiin.

Anagoo kala ah :

Maxamuud Geelow, Saami Axmed, Faarax Jumcow waxaan Tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Arooska iyo Aroosada dhowaan ku aqal galay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska Ibraahim Xaaji Cusmaan iyo Faadumo Ismaaciil Cabdulaahi.

Ilaahay haka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela. Aamiin 

HAMBALYO HAMBALYO

Anagoo kala ah :

Cabdiwaaxid Xaaji Cusmaan, Maxamed Xaaji Cusmaan , Abshir Xaaji Cusmaan, Nuur Xaaji Cusmaan, Maxamed Sheekh Cabdulqaadir, Maxamuud sheekh Cabdulqaadir. waxaan Bogaadin iyo hambalyo u diraynaa Aroosada iyo Aroosadda Dhowaan ku aqal galay Magaalada LONDON ee Cariga Ingiriiska Ibraahim Xaaji Cusmaan iyo Faadumo Ismaaciil Cabdulaahi

Ilaahay haka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela. Aamiin 

 
     

 

 

© 2007 Gendershe all rights reservedDesigned by Diyeeshe