GENDERSHE HOME OF BEAUTY


DHALASHO

HAMBALYO HAMBALYO
Cabdirashiid Xasan Cadde(qaraare)
iyo xaaskiisa Xamzata Aweys Xaaji Dhagax
Maxamed Cabdirashiid
Xaamid Cabdirashiid
Xasan Cabdirashiid
Hooyo Dhool Ibraahim
Cabdinasha Aweys Xaaji Dhagax
Cabdimaalik Xassan Cadde(shiiqaaloow)
Xaliimo Xasan Cadde
Ubax Maxamed Xasan cadde
Dhamaan Reer Xasan Cadde meel kastoo ay joogaan waxay Habalyo u dirayaan
Shamso Xassan Cadde
iyo
Cabdi Axmed Rooble(cabdiyare)
oo uu 8dii bishan wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Deegaanka km4 ee degmada HODAN waxaanu leenahay noqo kii dalkiisa iyo diintiisaba anfaco
aamiin aamiin aamiin
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Anagoo kala ah:
Maxamuud Sheekh Cabdulqaadir 'Diyeeshe'
Awees Sh. Maxamed Sheemille
Sh. Nuur Sh. Cabdi
Xasan Sh. Cabdi
Aadan Sh. Cabdi
Xuseen Khaliif
iyo Dhamaan Ehelka ku nool Magaalada Jeddah waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Walaalkeen
Adham Amiinullaahi Maxamed
oo Xalay Gabar ugu dhalatay [12/05/2008] Magaalada Muqdisho. Waxaana loo bixiyay
WAFAA ADHAM AMIINULLAAHI
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu kadhigo tii Diinteeda iyo Dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda.
Anaguna waxaanu leenahay Aamiin

Hambalyo Hambalyo
Anagoo kala ah:
Ciise Xaaji Ciise (Al Ciisaawi) , Raxmo Xasan (Raxmo Eebow), Cabdale Shingaani, Axmed Xaaji Ciise, Yaasir Xaaji Ciise iyo Cusmaan Sheylila waxaan halkan hambalyo ugu diraynaa qoraaga lagu magacaabo Ad-ham Amiinullaahi Maxamed oo 13-5-2008 gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho waxaana loogu magacdaray
WAFAA AD-HAM AMIINULLAHI
waxaan leenahay mabruuk. Gabadhana Ilaahay haka dhigo tii Diinteeda Dalkeeda dadkeedaba anfacda. Aamiin
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Anagoo kala ah:
Maxamed Cabdulqaadir Iamaaciil
Raxmo Cabdulqaadir Iamaaciil
Saciido Cabdulqaadir Iamaaciil
Xabiibo Cabdulqaadir Iamaaciil
Maryan Cabdulqaadir Iamaaciil
Faadumo Cabdulqaadir Iamaaciil
Cali Cabdulqaadir Iamaaciil
Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Iamaaciil
waxaan tahniyad iyo bogaadin u direynaa
Xuseen Cabdulqaadir iyo Xaaskiisa
oo dhowaan Gabar ugu dhalatay Dalka Kenya. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu kadhigo tii Diinteeda iyo Dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda.
Anaguna waxaanu leenahay Aamiin

Hambalyo Hambalyoanagoo kala ah:
wafaa Maxamed , Xanaan Jacfar, Xafsa Jacfar, Sumaya Daahir, Cabiir Maazin, Cabiir Ad-ham, Cadhiyah Ad-ham, Calwiya Ad-ham, Jiija Cabdullaahi, Saamiya cabdullaahi , Cafiifa Muxudiin, Jiija Jamaal, Ruwayda Waandoow, Hudaa Cusmaan, Hayfaa Cusmaan, Nuhaa Cusmaan, Aamina Cusmaan, Ramza Aamaan Sheekh Xasan, Axlaam C/xamiid Cusman,iyo Amaal Xuseen waxaan halkan hambalyo ugu diraynaa:
Axmed Maxamed Amiin
iyo
Xaawo Axmed Xasan.
oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho kaasoo loogu magac daray:
Ridwaan Axmed Maxamed

waxaanu leenahay noqo kii dalkiisa , diintiisa iyo dadkiisaba anfaca.
Allahayow .....Aamiin Aamiin Aamiin.
Hambalyo Hambalyo
Hambalyo Hambalyoanagoo kala ah macow xuseen maye, daahir gureey, c/hi yarow, c/fataax(samiir),
ma,ed ad-ham,amiinow,jamaaludiin,c/maan xuseen,musdhafjacfar, ma,ed
aamaaroow,mascuud jamaal,jacfar daahir,xudayfa m/diin waxaa halkan hambalyo ugu diraynaa
Axmed Ma,ed Amiin iyo Xaawo Axmed Xasan oo wiil ugu dhashay m.muqdisho
wiilkaas oo loogu magacdaray ridwaan axmed waxaan leenahay ha noqdo kii
diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisa anfaca aamiin aamiin aamiin
Hambalyo Hambalyo Anagoo kala ah Maxame Amiinullaahi,Cabdulaahi Aminullahi,jacfar Aminullahi, ad-ham Aminullahi, xuseen Aminullahi, muxudiin Aminullahi, cusmaan Aminullahi, Jamaal Aminullahi,Daahir Aminullahi iyo Caruurtooda waxaan hambalyo u diraynaa:
Aways Sheemille
oo mar dhow wiil ugu dhashay Magaalada Jeddah ee KSA.
 
Hambalyo Hambalyoanagoo kala ah macow xuseen maye, daahir gureey, c/hi yarow, c/fataax(samiir),
ma,ed ad-ham,amiinow,jamaaludiin,c/maan xuseen,musdhafjacfar, ma,ed
aamaaroow,mascuud jamaal,jacfar daahir,xudayfa m/diin waxaa halkan hambalyo ugu
diraynaa
Axmed Ma,ed Amiin iyo Xaawo Axmed Xasan oo wiil ugu dhashay m.muqdisho
wiilkaas oo loogu magacdaray ridwaan axmed waxaan leenahay ha noqdo kii
diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisa anfaca aamiin aamiin aamiin
BISHAARO BISHAARO

Anagoo kala ah :

Eng. Seekh Xasan Sheekh Cabdi, Eng. Aadan Sh. Cabdi, Xuseen Khaliif Sh.Cumar, Sheekh Nuur Sh.Cabdi, Axmed Maxamed Gaduudow, Saalax Cabdalla Baawaziir Ayagoo ku hadlaya Magaca Guddiga Sarre ee Horumarinta iyo Badbaadinta Gendershe waxaa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan :
… oo Dhawaan Wiil ugu dhashay Magaalada JEDDAH ee Boqortooyada Sacuudiga
Waxay Ilaah uga baryayaan in uu ka dhigo kii Diintiisa iyo Dalkiisa iyo Dadkiisaba wax tara
Anaguna waxaan halkan ka leenahay Aamiin.. Allahayow

HAMBALYO HAMBALYO iyo BISHAARO

Anagoo kala ah :

Awees Sheemille, Xasan Sh. Cabdi, Sh.Nuur "Buunkeey" Jeylaani Siidow, Maxamuud Sheekh, Aadan Sh. Cabdi, Xuseen Khaliif, Cabdullaahi Jaalle, Xasan Sh. Abiikar, Jaamac Cabdullahi, Saalax "Bawaziir" waxaa Farxad weyn inoo ah maanta oo ay bishu tahay 26/11/2007 in Walaalkeen Axmadeey Maxamed iyo xaaskiisa Faadumouu wiil ugu dhashay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga 
Waxaa wiilka Magaciisa loo bixiya CABDIRAXMAAN AXMED MAXAMED
Waxaan Ilaahey uga baryeynaa in uu kadhigo kii diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca.....
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

    

 

Copyright © 2007-2008 Gendershe all rights reservedDesigned by Diyeeshe