Gendershe Online

  Islamic Links
  Islamweb
  Islam advice
  saaid
  Tarteel
  AlMishkaat
  Alminbar
  Islaamiyaat
  Rasaa'el
  Islam light 
  Imad Islam
  Alimaan
  Somali Links
  Somalitalk
  Hiiraan
  Shabelle
  Markacadeey
  Midnimo
  Lafoole
  Dayniile
  Qaadisiya
  Jowhar 
  Xamareey
  Qaranimo
  Somaliland
  Arlaadinet
  Wadanka

World News

BBC
ALJAZEERA
CNN
 GENDERSHE
SHIRKADDA GANACSIGA
EE
MESK TRADING COMPANY(GANDERSHE SHOP)


Bishaaro Bishaaro Bishaaro !!!

      Waxaa bishaaro iyo Farxad inoo ah in aan idinla socodsiinno in SHIRKADDA GANACSIGA ee MESK TRADING COMPANY(Gandershe Shop) aad ka heli kartaan dhamaan wax allaale wixii DHAR IYO COSMETICS ah ee nooc kasta leh oo aad u baahan tihiin. Intaas waxaa sii dheer oo aad ka heli kartaan MESK TRADING CO. (GANDESHE SHOP) firaashyada sariiraha iyo daahyada guryaha oo ah noocyadii ugu dambeeyay ee casriga ah.

 
MESK TRADING CO. (GANDESHE SHOP) Waxaa diyaar idin kugu ah shaqaale hufan oo khibrad sare iyo waaya aragnimo dheer u leh toliinka dharka, ha noqdeen dharka Ragga ama Dumarkaba nooc kasta oo aad dalbataan, tira kasta oo aad dalbataan iyo inuu howsha idinkugu dhameeyo waqti gaaban.

 
Hadaba waxaa MESK TRADING CO. (GANDESHE SHOP) diyaar idinkugu ah Maamulle Mr MOHAMED GANDARSHE oo idiin leh:
"ku soo dhawaada Qalbi furan iyo Gacma furan".
Sidoo kale waxaa diyaar ku ah shaqaale loo soo carbiyay shaqadooda oo ah shaqaale hufan kuna xeel dheer soo dhaweynta (Customer Care) iyo ganacsiga (Business & Commerce).

Intaas aan soo sheegnay iyo in kabadanba waxaad kaga bogan kartaa adigoo soo booqda mar keliya MESK TRADING CO. (GANDESHE SHOP) .

Dukaanku wuxuu ku yaalaa:
GOLD HOUSE Gadaashiisa Dukaanka No.2
Deira - Dubai - UAE.


Wixii faahfaahin dhereed ah la xiriir Maamulka SHIRKADDA MESK TRADING CO. (GANDESHE SHOP)

Waxaad ka heli kartaan:
  • Dhar diyaar ah iyo Toliin Cusub oo aad adiga dooranayso.
  • Firaashyada Sariiraha iyo Daahyada Casriga ah.
  • Qalabka isku qurxinta ee "Haweenka".
  • Baraafiinta iyo Catarada Noocyadii ugu danbeeyay

Waxaad kala soo xiriiri kartaa Telefoonada:
Maxamed Gandershe: <<< 00971-50-3478123 - Mubaashir-
Dukaanka: <<<+97142295354


...

Gendershe Online

Gudigga Sare ee Badbaadinta Gendershe
Xubnaha Gudigga oo dhan:
Ka aqri halkan



Golaha Horumarinta Gobolka Sh. Hoose
Xubnaha Golaha iyo Jagooyinkooda
Ka aqri halkan


Xisbigga Dimoqraadiga
SHAQAALAHA SOOMAALIYEED

     Xisbigga Shaqaalaha Soomaaliyeed waa xisbi cusub oo mideynaya dhamaan shacbiga Soomaaliyeed meelkastoo ay ku nool yihiin.
Waa xisbi ay u wada dhan yihiin dhamaan qowmiyadaha soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, wuxuuna ku dhisan yahay horumarinta iyo badbaadinta soomaaliya.
Waxaa xisbiga aas aasay dadweynaha u dhashay 6 gobol oo wadanka kamida:
Kuwaasoo kala ah:
Gobolka Sh. hoose
G. Sh. Dhexe
G. Bay iyo Bakool
G. Jubada Hoose
G. Jubbada Dhexe
Xubnaha Xisbigga Shaqaalaha Soomaaliyeed
Ka aqri halkan


© 2007 Gendershe all rights reservedDesigned by Diyeeshe