Gendershe Online

  Islamic Links
  Islamweb
  Islam advice
  Said
  Tarteel
  AlMishkaat
  Alminbar
  Islaamiyaat
  Rasaa'el
  Islam light 
  Imad Islam
  Alimaan
  Somali Links
  Somalitalk
  Hiiraan
  Shabelle
  Markacadeey
  Midnimo
  Lafoole
  Dayniile
  Qaadisiya
  Jowhar 
  Xamareey
  Qaranimo
  Somaliland
  Arlaadinet
  Wadanka

World News

BBC
ALJAZEERA
CNN
 GENDERSHE
SHIR BALAARAN OO AY
ISUGU YIMAADEEN BEELAHA
BIIMAAL IYO SHIIKHAAL


Bismillaahi raxmani raxiimi

     Maanta oo bishu ahayd November 23, 2007 ayaa waxaa Magaalada JEDDAH ee Boqortooyada Sacuudiga isugu yimid beelaha u kala dhashay Biimaal iyo Sheekhaal shir balaaran oo ay soo abaabuleen Golaha badbaadinta Gobolka Shabeelaha Hoose. Shirkaas oo ay kasoo qayb galeen Aqoonyahanada, Culumaa’udiinka, waxgaradka labada beelood ee Biimaal iyo Shiikhaal.ayaa wuxuu gudoonsiiyay qodobada soo socda:

  1. In ay Qabsadaan Xariga Alle, xoojiyaana Alla ka cabsiga.
  2. In ay labada beelood ka midoobaan dhinaca siyaasadda.
  3. In ay yeeshaan hogaan midaysan oo ku hadla Magaca Gobolka
  4. In ay xoojiyaan iskaashiga labada dhinac. dhisaan Guddi u qaabilsan arinkaas.

Waxaa kaloo shirku cadeeyay in uu soo saari doono baaq cad oo ku wajahan xaalada Soomaaliya guud ahaan iyo tan Gobolka Shabeelada Hoose.

...

Gendershe Online

Gudigga Sare ee Badbaadinta Gendershe
Xubnaha Gudigga oo dhan:
Ka aqri halkan



Golaha Horumarinta Gobolka Sh. Hoose
Xubnaha Golaha iyo Jagooyinkooda
Ka aqri halkan


Xisbigga Dimoqraadiga
SHAQAALAHA SOOMAALIYEED

     Xisbigga Shaqaalaha Soomaaliyeed waa xisbi cusub oo mideynaya dhamaan shacbiga Soomaaliyeed meelkastoo ay ku nool yihiin.
Waa xisbi ay u wada dhan yihiin dhamaan qowmiyadaha soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, wuxuuna ku dhisan yahay horumarinta iyo badbaadinta soomaaliya.
Waxaa xisbiga aas aasay dadweynaha u dhashay 6 gobol oo wadanka kamida:
Kuwaasoo kala ah:
Gobolka Sh. hoose
G. Sh. Dhexe
G. Bay iyo Bakool
G. Jubada Hoose
G. Jubbada Dhexe
Xubnaha Xisbigga Shaqaalaha Soomaaliyeed
Ka aqri halkan


© 2007 Gendershe all rights reservedDesigned by Diyeeshe