GENDERSHE HOME OF BEAUTY

TACSI


Anigoo Ah:
AADAN SHEEKH CABDI
Waxaa tacsi u dirayaa Faadumo Xasan Cabdi iyo Axmed Sheekh Cabdi iyo Cabdalla Nuuradiin.
Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo:
ISMAHAAN SAALAX
oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho xaafada XAMAR WEYNE.
Waxaan Ilaahay uga baryayaa in Janadii Firdowsa ka waraabiyo Ehelkii iyo dhamaan reerkii ay ka tagteyna Samir iyo Iimaan ka siiyo. Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun.

Anagoo Kala ah:
Maxamuud Cabdi Gaabow iyo Deeqo Cali Maxamed
Waxaan Tacsi u diraynaa Hooyo Ruqiyo Macallin Maxamed iyo Aabe Maxamed Xaaji Carab geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkeena Allaha u naxariistee:
MAHAD MAXAMED XAAJI CARAB
oo bishan [26/06/08] June 26keedii ku geeriyooday Dalka Canada.
Waxaan leenahay Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in Janadii Firdowsa ka waraabiyo Ehelkii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin

Anagoo kala ah Maxamed Sheekh Cabdulqaadir 'Diyeeshe', Maxamuud Sheekh Cabdulqaadir 'Diyeeshe' Maxamuud Xaaji Macalim "Geelow", Cabdiwaaxid Xaaji Cusmaan, Maxamed Xaaji Cusmaan, Abshir Xaaji Cusmaan, Ibraahim Xaaji Cusmaan, Nuur Xaaji Cusmaan,
waxaan Tacsi u diraynaa Ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee (FAADUMO XAAJI ABUUKAR) - BAA-UUKOW -
oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho 20/05/08.
Waxaana leenahay samir iyo iimaan Alle ha idinka siiyo iyadiina Janadii fardowsa Alle haka waraabiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Anagoo kala ah JEYLAANI SIIDOW SHARIIF, MAXAMED SHEEKH CABDULQAADIR, MAXAMUUD SHEEKH CABDULQAADIR, KALTUUMO CABDIRISAAQ WAANDOW, KALTUUMO MAXAMED DUQOW, XAAWO CALI SHARIIF kuna hadlayna magaca reer shariif Abiikar waxaan halkan tacsi ugu diraynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee
SH. NUUR SH.AXMADEEY SH. CISMAAN
oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho xaafada Waaberi 19/05/08 Waxaana leenahay samir iimaan Alle ha ka siiyo isagiina Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
TACSI anigoo ah AD-HAM AMIINULLAAHI MAXAMED kuna hadlaya magaca reer sheekh jamaal(JAMAAL JEBIYE) waxaan halkan tacsi ugu diraynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum:
(MAXAMED AXMED SH.OSMAN)
Waxaana leenahay samir iimaan Alle ha idinka siiyo asagana Janadii fardowsa Alle haka waraabiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Anagoo kala ah JEYLAANI SIIDOW SHARIIF, MAXAMED SHEEKH CABDULQAADIR, MAXAMUUD SHEEKH CABDULQAADIR, KALTUUMO CABDIRISAAQ WAANDOW, KALTUUMO MAXAMED DUQOW, XAAWO CALI SHARIIF kuna hadlayna magaca reer shariif Abiikar waxaan halkan tacsi ugu diraynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee:
(ABAAY SHARIIF ABIIKAR)
Waxaana leenahay samir iimaan Alle ha ka siiyo iyadana Janadii firdowsa Alle haka waraabiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun
Anagoo Kala ah:
1- Maxamed Sheekh Cabdulqaadir "Diyeeshe"
2- Maxamuud Sheekh Cabdulqaadir "Diyeeshe"
3- Jeylaani Siidow Shariif
4- Maxamed Cabdulqaadir Ismaaciil "Shiine"
5- Maxamed Dhayib
6- Cabdulqaadir Shiikhow
7- Kaltuumo Cabdirisaaq Wandow
8- Kaltuumo Maxamed Duqow
9- Cabuud Cabdirisaaq Wandow
10- Maxamed Cabdullaahi Muriidi
11- Yaxye Cabdullahi Muriidi
iyo Dhamaan ehelka kunool Jeddah waxaan Tacsi u diraynaa Dhamaan Ehelkii uu ka tegay Allaha u naxariistee:
Xaaji Muriidi Awmaye Maxamed
oo Duhirnimadii maanta [02/04/2008] ku dhintay Gurigiisa, isagoo beryahan xanuunsanaa.
Waxaan tacsi khaas ah u diraynaa:
Ibraahim Awmaye,
Axmed Muriidi
Cabdullahi Muriidi
Iisho Muriidi
Yuusuf Muriidi
Cabdishakuur Muriidi
Zakariya Muriidi
Ismaaciil Muriidi
iyo dhamaan intii ehelkiisa ahayd ee uu ka tagay. waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu Janadii ka waraabiyo Ehelkii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Guddiga Sare ee Badbaadinta Gendershe Eng. Awees Sh. Maxamed Sheemille asagoo ku hadlaya Magaca Jaaliyadda reer Gendershe ee Boqortooyada Sacuudiga wuxuu tacsi u dirayaa dhamaan:
reer
Cabdi Axmed : Faadumo Sh. Maxamed
Sahro Axmed
Abuukar Axmed
Cismaan Axmed
Bashiir Axmed
Bahja Axmed
Balareey Axmed
Luul Axmed
Istarliin Axmed
Khadiijo Axmed
Mahamed ahmed sh. Osman & Xaskiisa
Burhaan mahamuud & Xaskiisa
Saciid maxamuud
Cumar mahamed Maxamud
iyo dhamaan reerkii uu ka tegay Allaha u naxariistee:
Maxamed Axmed Cismaan
oo ku geeriyooday Cariga Ingiriiska.
Waxay Alle uga baryayaan inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo Ehelkiisana Samir iyo Iimaan ka siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Xasan Sh. Cabdi, Aadan Sh. Cabdi, Abuukar Sh.Cabdi, Jabriil SH. Cabdi, Maxamed Sh. Cabdi, Axmed Sh.Cabdi
Eng. Aweys Sheemile - >>Guddoomiye Guddiga Sarre ee Badbaadinta Gendershe, ayagoo ku hadlaya Magacooda iyo Magaca guud ee Guddiga sare ee badbaadinta Gendershe
Sidoo kale Maryan Sh. Osman iyo ilmaheeda Fadumo Sh Osman iyo ilmaheeda Mohamed Sh. Abdi iyo Xaas kiisa Abdirizaaq Mahamud iyo Xaaskiisa Sacadiyo cabdule C/qaadir maxamud sheiq Osman C/qaadir cabdule

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Anigoo ah Ad-ham Amiinullaahi Maxamed oo ku hadlaayo magaca reer Maxamed Sheekh Jamaal (jamaal jebiye) waxaan halkan tacsi ugu diraynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee:

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
waxaa halkaan tacsi ugu direynaa dhamaan duqowda reer gendershe ee yaman degen waxyna halakaan ugu tacsiyenayaa ALLAHA U ANXARIISTEE GEERIDII KU TIMID HOOYO FAADUMO SH CUSMAAN ,oo caawa ku geeriyootay magaalada muqdisho gaar ahan xaafada buulo xuubeey waxyna odayaahsaas tacsi u dirayaan willkeeda CABDULAAHI MAXAAD SH.MUXIDIIN geeridii ku timid hoyadiis dhamaan sabar iyo iimaan JANADII FIRDOWSANA ALLAHA KA WAARBIYO tacsida waxaa soo diray:
1 caaqilka Xaaji maxamed muxiyidiin (maxamed yarow)
2-caaqilka maxamed cusmaan (maxamed jaalle)
3-Ustaad Cusmaan sheeq cabdi xaamud
4-mr Axmed maxamed Fanax
5- C\qadir xaaji abuukar
6- C\raxmaan xaaji Abuukar
7- Ciise xaaji Abuukar
8- C\qaadir C\raxmaan Xaaji abuukar iyo dhamaan inta ehelka ah ee ku nool dalkaasi yaman
Tacsidana waxaad kal soo xiriri kartaan nambarka C\laahi maxaad
TEL: 0025215892006

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Anagoo Kala ah:
Sheekh Xasan Sh. Cabdi, Sheekh Nuur Sh. Cabdi "Bunka", Aadan Sheekh Cabdi, kuna hadlayna Magaca Gudiga Sarre ee Badbaadinta Gendershe waxaan Tacsi u Diraynaa Dhamaan Ehelkii ay ka tagtay Allaha u naxariistee:
Muno Xaaji Cali Abiikar
oo Casirkan "10/02/2008" Lagu duugay Magaalada Jeddah ee Sacuudiga.
Waxaan khaas ahaan Tacsi ugu diraynaa Caruurteedii ay ka tagtay oo kala ah:
Abuukar Khaliif Siidow, Maana Khaliif Siidow, Yuusuf Cabdow Cali, Iyo Ibraahim Cabdow Sh. Cusmaan.
Waxaan Ilaah uga baryeynaa in Naxariistiisa weyn ku geliyo Janadii Firdowsa, Dhamaan Ehelkii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan ka siiyo ...
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Eng. Awees Sheemile iyo Eng. Xasan Sheekh Cabdi Ayagoo ku hadlaya Magaca Guddiga Sarre ee Horumarinta iyo Badbaadinta Gendershe waxaa ay Tacsi u dirayaan : (INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN).
Anigoo ah Cabdulqaadir xuseen maxamed waxaan tacsi u dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uuka geeriyoodey adeeroo ku geeriyoodey somali xalay markay saacadu ahayd 8saaac habeenimo waa saqda dhexe 6-1-2008 ama labada habiinkii saqda dhexe ilaahay waxaan ugu baryeynaa in janadiisa fardowso ahayd in uu giliyo dembigiisa iyo keenaba ilaahay dhaafo angana samir imaan naga siiyo ajir iyo xasanaada naga siiyo.... Aamiin ... Aamiin... Aamiin

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Mahamed Sheikh Cabdi - Mahamed Ibrahim - Cumar Maxamed "teacher" - Saciid - Burhaan iyo dhamaan Jaaliyadda Beesha reer Gendershe ee Cariga Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE).
Waxay tacsi u dirayaan Beesha reer Biimaal meel kastoo ay joogaanba Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid. Allaha u naxariistee
Maano Xaajoo Cabdullaahi.
waxayna Ilaah uga baryayaan in Janadii Firdowsa ka waraabiyo Ehelkii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
AAMIIN
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Eng. Aweys Sheemile - >>Guddoomiye Guddiga Sarre ee Badbaadinta Gendershe, Eng. Sh. Xasan Sh. Cabdi - Macalim Sh. Nuur Cabdi "Buunkey" - Eng. Aadan Sh. Cabdi - Sh. Cali Jeylaani - Axmad Maxamed "Gaduudow" - Xuseen Khaliif Cumar - Maxamuud Sh. C/qaadir "Diyeeshe" - Xasan Sheekh Abiikar - Eng. Saalax Sh. Cabdalla "Bawaziir" - Cabdullaahi Maxamed Jaalle - Maxamed Cabdullaahi Sh. "Shamad" -
Iyagoo kuhadlaya Magaca Beesha reer Gendershe ee Dalka iyo Dibaddaba waxay Tacsi u dirayaan Dhamaan Beesha reer Biimaal, Geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid Allaha u naxariistee
Maano Xaajoo Cabdullaahi.
Waxay Ilaaha weyn uga baryayaan Inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo Ehelkii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN
<< INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ..>>
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Eng. Xasan Sheekh Cabdi iyo Eng. Aadan Sh. Cabdi Ayagoo ku hadlaya Magaca Guddiga Sarre ee Horumarinta iyo Badbaadinta Gendershe waxaa ay Tacsi u dirayaan :
  Sidoo kale waxaa ay Tacsi u dirayaan dhamaan reer
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Eng. Xasan Sheekh Cabdi iyo Eng. Aadan Sh. Cabdi Ayagoo ku hadlaya Magaca Guddiga Sarre ee Horumarinta iyo Badbaadinta Gendershe waxaa ay Tacsi u dirayaan :
  Sidoo kale waxaa ay Tacsi u dirayaan dhamaan reer Dhegaweyne iyo Caruurtooda
   
   
   
 
© 2007 Gendershe all rights reservedDesigned by Diyeeshe