HomeAbout usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
BAQAARKA BIN CABDILCASIIS [BARAAWE - SOMALIA]
Bulsho weynta Baraawe bishaaraan idin wadaa idinkana Bilqayr ii dhaha.
Beydkiisa kii bilicsanaayo u baahan qalab dhismo ha beegsado baqaarka Bin Cabil-Casiis waxaa ka buuxa qalab dhismo oo aan bilaash ahayn.
Booto, Been iyo Bilaash ma,ahan warkayga booqo Baqaarka qalabka dhismaha Bin Cabil-Casiis .
Banaanka ku buuwi warkayga haddii aad ka bogan waydo Baqaarka qalabka dhismaha Bin Cabil-Casiis.
Waxaad kallo ka helaysaa baqaarka qalabka dhismaha ee bin Cabil-Casiis qalab dhismo oo ay ka mid yihiin; alwaax nooc walba ah,Lamayeeri, Jilay, Shamiinto, Masaamiir,Rinji nooca National Paintska ah, Safiito, Burus Miinshaar iwm.
xagga soo dhawaynta waa; Qadar Cabil-Casiis Axmed iyo Khadiijo Cabil-Casiis Axmed(jiija caziizi) kala xiriir Telefanka ah:
678015 ama mobile: 5571934. Baraawe/ somalia.
halku dhiga baqaarka waa:
(Alfa Baqaar KaafiluRaxmaan).