![]() |
|
Waxaad ka heleysaa Makaanikada iyo Dab hagaajinta Dhamaan Gawaarida Mercedeska, Volvo, Man, Scan ee waaweyn iyo Dhamaan Gawaariyada yar yar Hamoogaan Warshadda Baawaziir waxaa kaloo ay Diyaar kuula tahay Hagaajinta Matoorada waaweyn Dab dhaliyayaasha "Generators" Qeybihiisa oo dhan. Waxaa halkaasi si wanaagsan kuugu soo dhaweynaya Eng. Saalax Cabdalla Bawaziir - Mobile no. :0566956642 iyo Eng. Cabdulqaadir Xasan Axmed. - Mobile no.:0567104772 Hamoogaan Xarunta Hagaajita Gawaarida iyo Matoorada Dabka ee BAWAZEER CENTER. wuxuu ku yaalaa JEDDAH - MAKKAH ROAD - KILO 8 NEAR MANAR AL-OMRAN ![]() |
|