HomeAbout usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
XALWO XAAJI CIISE "AL-CIISAAWI"
Xalwada Xaaji Ciise xaqiiqdii waa xalwo aan laga xiisin, xubi mooyee aan la xoorin.
Xiligan dhexdiisa inta xalwo taal Xamar xalwada xaaji ciise ayaa xilka koowaad u sidata xiska ku haay xalwada xaaji ciise.
Xumaan laguma xanto Xalwada Xaaji Ciise xilkas, xushmo badan ayaa ku soo dhawaynaya.
waxaad kalloo ka helaysaa Macmacaan heer sare ah sida Buskutka nooc walbo leh, ShuuShuumoow, BaalBaaloow, iyo Doolsho macaan badan.
Hadaba xusuusnoow marwalba xalwada xaaji ciise.
Xagga soo dhawaynta waxaa diyaar kuugu ah Axmed xaaji ciise iyo Yaasir xaaji ciise.
kala soo xiriir Tel no: 651650, ama 5551650. ama 62551650.