Calcio Debate: Italy The Team To Beat At Euro 2008

Brazil team logo

alternate text

England team logo
England team logo

alternate text
alternate text

photo

Inter Milan team logo 
Inter Milan team logo
Inter Milan team logo

alternate text 
alternate text
alternate text

Sawwirada Ciyaartoyda African Cup 2008 
Dede Ayew mahamed zidan
Kanu  yakubu
diara dorogba
masar kanoutey
 

CAN 2008 Preview: Senegal - South Africa
CAN 2008 Preview: Senegal - South Africa
CAN 2008 Preview: Senegal - South Africa

Copa Del Rey Preview: Barcelona - Villarreal
Copa Del Rey Preview: Barcelona - Villarreal
Copa Del Rey Preview: Barcelona - Villarreal

alternate text
alternate text

Ronaldo Returns To The Treatment Table
liverpool fc vs arsenal  aya cawa lagu wada in ay ku kulmaan lugta labad ee kobka uro 2007/2008
waxa cawa lagu wada in labada koox ee ka wada tirsan horyalka england ee liverpool fc iyo arsenal ay cawa kuwada ciyaran garoonka weyn ee koxda liverpool ee anfeild stadium ciyartan oo ka tirsan kobka koxaha urub ayaa ah mid aad loo wada sugaayo ciyartan oo ah lugtii labad ayaa labada kox isku so arkeen ciyartii hore ee ka dhacday garonka koxda arsenal ee emarat stadium ku so dhamaatay 1-1 labada koox oo ah tarikhda markii ugu horeysay ee ay ku kulman kobka koxaha urub aya sanadkan tahay ciyartoda mid ad u xisa badan si kastaba kabtanka koxda arsenal aya u shegay mediaha in ay ka guleysan donan koxda liverpol halka  ciyaryahanka koxda liverpol petr crouch uu shegay in koxda arsenal ay ku so dhawato garonka koxda liverpol ee anfeild  waa sida hadalka  u dhigay crouch (welcome at anfield) ma ahan mid martid u arxama  anfeild ayuu ku cadeyay hadalkisa crouch  si kastaba la arki doone cidi ku awod ronata anfeild  liverpool fc vs arsenal

 valensia vs barcelona aya cawa  ku balansan finalka koba del ray
 koxaha valensia iyo barcelona aya cawa kuwada balansan garonka calamiga ah ee mastela stadium oo ku yala magala valensia dalka spain  si kastaba ciyartan oo ah mid ad iyo ad u xisa badan aya ciyartii hore ay kuwada kulmen labada kox ay ku so dhamatay 1_1   ciyartan oo ah mid ad u xisa badan aya waxa laga yaba in labada tababre oo ah laba nin o holandeys ah ay wada ciyaran tagtig isku mid ah maxa yelay labadaba waxa ay uwada ciyari jiren xulka holand rejkard oo ah macalinka barcelona aya laga yaba in ciyartas uu ku so bilabo ronaldinho ama uu isla ciyarsiyo sameul eto iyo ronaldinho ronald kuman aya ah macalinka valensia aya laga yaba isna in uu ka faideysto garonkisa mastela si kastaba la arki donee ciyartas wax ay ku so dhamato

liverpool vs arsenal oo isku dhacay chambion,s leaga
 waxa sacada ka hor magalada leyon ee dalka france lagu sameyay isku adka tartanka koxaha urub ee chambions lega tartankan oo ah mid aad iyo aad u xisa badan aya indhaha calamka iyo bahweynta dhalinyarada somaliyeed ay manta oo jimca ah tarikhduna tahay 14 feb ay indhaha ku hayan sida ay koxaha 8 da ah iskugu begmen sxb yaal waxa ay mudo 15 daqiiqo ka ho la sameyaya isku adka tartankan waxa ay koxaha iskugu aden sidatan koxaha liverpol iyo arsenal , man utd iyo as roma , chelsia iyo fernebahj , barcelona iyo schelk  8 daan koox aya laga raba in afar ka mid ah ay u so gudban ciyaraha samifinalka tartan kan aya ah mid aad iyo aad ay dhalinyarada somaliyed u xiseyana sida daraded waxan dhalinyarada somaliyed u balan qadeyna in aan u so gudbino ama la socodsino sida ay tahay natijoyinkisa iyo waxi ku so kordhaba daqiqad walba insha alah kala soco aqbar dag dag ah iyo sporti dagdag ah gendershe.com G madia wa warbahin onlain ah kala so xariir tafatirha  ama qoraga qebta sportiga cumar camir dubai tel ..+971558911669 ama email..omaari2003@hotmail.com duabi uae

 REAL MADID OO LUIS FAPIANO KU DONEYSO LACAG DHAN 11m Euro.
 wargeyska  ka so baxa dalka spian ee ka hadla arimaha sportiga daily Marca aya manta qoray in koxda real madid ay u jogto ciyaryahanka koxda svelia iyo dalka barazil ciyaryahan luis fabiano  ay koxdas si aad iyo ad ah u daneyneyso ciyaryahanka naf ahantisa aya shegay mar la awreystay in ay joran wada hadal u dhaxeya labada koxod ciyaryahankan oo ah mid aad iyo ad tayadisa u sareyso aya shegay in laga yabo xili ciyaredkan uu wax weyn ku so kordhin dono koxda real madrid 
kala so xariir sporti tayadisu sareyso warbahinta GENDRESHE MADIA ONLAIN kala so xariir tel..971558911669 ama email. omaari2003@hotmail.com

polo maldini aniga wa sii cayari kara ilaa xili ciyaredkan dhamadkiisa
  maldiini oo ah ciyaryahan mudo u soo ciyarayay xulka kubada cagta italy iyo koxda ac milan aya manta shir jaraid  oo uu ku qabtay holka koxda ac milan aya shegay in uu si ciyari karo ilaa xili ciyaredkan inta ka dhiman wa sii jogaya waxana tagerayasha koxda ac milan ka cod sanaya in ay tartiib ii ilaliyan  oo ula jeedo in ay tageradisa mashedi ka si wadan maldini oo 40 jir ah ayaa guulo wax ku ool ah la so qeybsaday koxda ac milan iyo xulka talyaniga maldini waxa lagu xasuusta kabtanimidii xulka italy iyo koxda ac milan maldini tarikhdisa oo fahfahsan kala soco goor dhaw bogan Gmadia oo ah mid onlain ah by..omar amir dubai uae kala so xariir tel..00971558911669 ama email..omaari2003@hotmail.com

KOXDA KUBADA CAGTA AS ROMA ITALY OO BACKING U DIRTAY KOXDA KUBADA CAGTA REAL MADRID SPAIN
 sxb yaal waxa ciyaar aad iyo aad u xiisa badan ku dhex martay groonka kubada cagta eee pernabu stdium koxha kubada cagta real madrid iyo koxda talyaniga mataleeysa ee as roma  ciyartas oo aad u xisa badneyd waxa ay ka tirsaneyd kobka kubada cagta ee ku tartaman koha ugu waweyn urub si kasta o ahataba ciyartas oo aheyd lugtii labad ee ay isku arkan koxahan aya ciyartii hore oo ka dhacday garonka kubada cagta ee magalada roma olompico aya ku so dhamatay 2-1 oo ay guusha ku so racday koxda rooma ciyarti labad oo ay isku arkan labadan kooxod aya xalay oo ay tarikhda aheyd 5 mar 2003 ku dhex martay goronka kubada cagta ee koxda real madrid waxa ayna ciyartasi ku so gabagabowday isla natiijadii tii hore oo kale 1-2 oo ay guusha ku racday koxda as roma  golasha koxda roma waxa u kala dhaliyay ciyaryahan tadi oo u dhashay wdanka barazil iyo ciyaryahan vujinic oo u dhashay wadanka cech rpp halka golka real madrid oo u dhlaiyay ciyaryahan raul golkaas oo u muqda in uu aha mid opsaid ah si kastaba waxa daqada ka baxay oo isga hayamay tartankan koxda real madrid waxa ay ku bireysa koxda ac milan oo iyadana tartanka hora uga hartay iyo koxda layon ee dalka farnc waxii ku so kordha ciyarahan kala soco bogan gendershe.com  by..omar amir kala so xariir.omaari2003@hotmail.com ama tel...971558911669
G-Sports 06-05-2008

 RAUL ETOO WA KA SAREYO RONALDINHO
 ciyaryahanka koxda kubada cagta real madrid oo ka hartay tartanka koxaha urub ayaa shegay ciyaryahan eto oo ka sareyo ama ka ficyahay  ciyaryahan ronaldinho sida darteed ayuu shegay in ay koxdiisa ku qaldaneyd ama ku fududatay in ay iska ibiso ciyaryahan eto ciyaryahan eto wa mid ka sareya ama ka awood badan ciyartoy badan waxa uu ka ficanyahaya ronaldinho wana ciyaryahan u qalmay in uu ka dhex muuqdo real madrid ayuu ku yiri raul wargeyska  ka so baxa dalka farnce ee "L'Equipe
G-Sports 06-05-2008

Mourinho: Italy  ama spain ?
tababarihi hore ee koxda chelsia  Mourinhon  aya la shegay in uu qaban dono koxaha ac milan ama koxda barcelona  waxa su,aasha  ay ka tagantahay koxda uu qaban dono maxa yelay koxda milan waxa ay ka so haratay taratanka koxaha urub  waxa mugdi ku jira mustaqbalka tababaraha koxda ac milan carlo anchloti  waxana laga yaba in uu xilka koxdas la warego  Mourinho. by.. omar aamir dubai. kala so xariir em, omaari2003@hotmail.com .. ama tel..+971558911669
G-Sports 06-05-2008

Sevilla - Fenerbahce Penaltilar 5:5
G-Sports 05-03-2008
G-Sports 06-05-2008

G-Sports 05-03-2008
 

Inno Champions...milan arsenal
Milan - Arsenal 4/3/08 Inno Uefa Champions League
G-Sport 05-03-2008
 

 golal  ka yimid  Luca Toni, Andrea Pirlo iyo Fabio Quagliarella
goalal ay si talantali ah aya iskugu xijiyen aya azuri ama xulka qaranka italy u surta galisay in ay kaga guleysto koxda Portugal
ciyartoyda italy aya sanadkan u muqda kuwa awood badan kuna guleysan kara wax badan waxa ay ciyarti xalay ku dhamatay italy vs Portugal 3-1
 golasha italy waxa u kala dhaliyay Luca Toni, Andrea Pirlo iyo Fabio Quagliarella halka goal ee koxda bortigal waxa u dhaliyay ciyaryahan Ricardo Quaresma ...
07-02-2008 G-sports
brazil oo guul ka garaty ciuyarti sxbtinimo ay la ciyartay irland
 ciyar sxbtinmo oo ay wada ciyaren xulalka qaranka kubada cagta ee barazil iyo irland aya ku so dhamatay 1-0oo ay gusha ku racday barazil ciyartas oo aad u xisa badned aya waxa gol qurux badan u dhaliyay xulka barazil ciyaryahan robinho oo u safta koxda real madrid ciyarta oo lagu ciyarayay irland ayey gul ka garen ciyartoyda rer barazil
07-02-2008 G-Sports

drogba! waxan ku biraya milan ma barcelona  midkod!
ciyaryahanka koxda chelsia iyo xulka qaranka every gost aya shegay in uu ku biiri dono koxaha  ac milan am barcelona midkod isga oo joga chana drogba waxa uu ka qeyb qadanaya tartanka ciyaraha africa oo ka socda wadanka ghana marka uu dhamado tartanka can2008 waxa aan kuy biraya labadas koxod midkod ayu u shegay drogba wariyaysha mar uu ugu waramay isaga o joga hotelka ay xulkisa ka daganyihin chana chelsia wan ku dalay waxan raba kox aan guulo wax ku ool ah la qeybsado sida waxa yiri drogba ma  ahan ciyaraha england ku aan gusha ku gari laha wa in an so tijabiya spain ama italy ayuu yiri drogba
07-02-2008 G-Sports

Capello  iyo xidigihis oo gul garay
ciyartii ugu horeysay ee uu leyliyo ayey aheyd kulan ay is kaga horyimaden xulalka england iyo swezka ciyartas oo lagu ciyarayay zurich ayaa Capello  waxa uu qaijiyay gushii ugu horeysay ee garen engalnd waxa kabtan u aha ciyartas ciyaryahan geraard oo u safta koxda liverpool ciyartasa waxa ka maqna ciyaryahan bechkam oo  isaga aha kabtanka koxda england Capello waxa uu qaranka england ku so daray ciyartoy cusub iyo kuwa hore waxa ka mid aha ciyartiyda cusub sida ciyaryahan benelty iyo ubson waxa kaloo lagu so daray ciyartoy hore ugu safan jiray xulka qaranka engalnd reio ferdnand oo u safta koxda man, utd, waxa golasha england u dhaliyay jermis jenas oo u safta koxda totanham iyo kankale phlips oo safta koxda chelsia sida waxa ku dhamatay ciayarta 0-2 
07-02-2008 G-Sports 

MARADONA, BELE WA CADOW,
maradona oo waresi gaban siyay tv  caan ah ayaa shegay in goalkii u ka dhliyay xulka qaranka engalnd u mahad uga celinayo alah wa sida hadalka uu u dhigay maradona xidigii hore ee koxda nabolo ee dalka talyaniga aya shegay in bele mar walba yahay cadowgisa qaska ah maradoona oo ka hsekeynayay goalkii uu ka dhaliayy xulka qaranka england aya shegay in uu aha mid naisb badan bechkam iyo ashley col mar walba waka hadlan goalkeyga ayuu yiri mara lakin waxan u arka cadowtinimo ay ii qaban ayu sii raciyay maradona mara dona wa xidigii qaranka argentin sanadihii 1980 madkii ciyartii dhexmartay sanadkii 1986 di england iyo argentin ayuu ka dhaliyay goalkas maradoona by..omar amair oamr..kala os xariir.email.omaari2003@hotmail.com.ama tel.971558911669.dubai uae

daawo goolashii Arsenal
kooxda Arsenal oo goosha iska dabawada taas oo ahayd markuu kabadiyay kooxda Manchester C 3-1ciyartaas ayaa xidiga Adebayor siwayn u muuqday goolasgaba nasiib ulahaa 2goolkii 3 waxaa  nasiib uyeeshay laaciibka E.A.D. Silva (Daawo sawirada)
1 2 3 4 5

Bechkam oo aan safandoonin kulanka England..
tababaraha xulka qaranka england oo shegay in kulanka ay la leyihin Switzerland osan safan donin ciyaryahan david bechkam ciyaryahankan oo u safta hada koxda kubada cagta ee Los Angeles Galaxy  oo ka dhisan usa aya shgay in sababta oo uga maqayahay shaqada qaran ay tahay koxdisa oo leh ciyar adag sida darted uu san u soo safri karin ciyartas bechkam  aya shegay in ay telefan iskula hadlen isaga iyo tababarah xulka qaranka engalnd Capello sida darted ayu shegay in ciyartas  ay tahay mid fudud maxa yelay waxa uu shegay in kulka qaranka  Switzerland ay si fudud u dardari karan madama uu ay ka awood badan yihin ciyar ahan wa sida hadalka uu u dhigay bechkam ma ahan mid adag ciyartasa maxa yelay tababare Capello iyo ciyardtoydena aya ku filan mid aniga la iga bahan yahay ma ahan lakin waxa iga muhimsan ciyartan aan u ciyarayo koxdeyda ayuu ku so gabagabeyay ciyaryahay bechkam.. by... omar aamir  gendershe.com.. kala so xarir omaari2003@hotmail.com..ama tel..971558911669 du

 juva oo ka hartay copa italy
 ciyaar aad lo wada sugaya oo ka tirsaneed copa italy aya waxa iskaga horyimid koxaha kubada cagta ee  juvaentus vs inter milan oo ka wad dhisan dalka talyaniga ciyartan oo ad u xisa badneyda aya lugtii hore waxa ay ku so gabagaboday labada koxba 2goal iyo 2goal ciyartii labad ayey xalay iskaga hor imadeen koxaha juventis iyo inter milan marlabad waxa ay ku so dhamatay 2-3 goal ay ku badisay inter milan sidawaxadaqada uga baxay koxda juventus  koxda inter aya u muqata sanadahan mid dardar xoog leh la os baxaday iyada o ka faideysaneysa ganaxa la ganaxay koxaha juventus iyo ac milan kadib marki lagu helay musuqmasuq iyo lalush sida darded ayey koxda inter ku hogamineysa koxha talyaniga iyo horyalka talyaniga koxda inter oo u saftan ciyartoyda ugu qalisan yurub iyo kuwoda ugu awoda badan aya la leyahya sanadkan waxa ay ku guleysan kareysa koobab badan koxda inter wa koxda kaliya ee sanadkan ciyareysa dhowr kobod oo ka tirsan urub koxda inter aya waxa ay ciyareysa horyalka talyaniga iyo kobka italya iyo horyalada urub  koxda inter milan aya ah koox awood badan by..omar aamir omar..kala so xariir 971558911669 ama emailaka ah..omaari2003@hotmail.com...dubai uae
Cristiano Ronaldo' waxan dhaliyay rigorihii ugu qurxanaa qarnigan, ronaldo oo u safta koxda man utd, england aaya shegay laf ahantisa in u dhaliyay rigorihi ugu qurxana inta uu uu kubad ciyarayay ronaldo oo u dhashay wadanka bortuqal  ah ciyaryahan u safta koxda kubada cagta ee rer england aya shegay in uu ad ugu faraxsan yahay golka rigoraha ah ee uu ka dhaliyay koxda kubada cagta Portsmouth ciyarhanka ronaldo aya naf ahantisa shegay in ay tahay tii nolashisa rigore turayay tii ugu ficneed wa isda hadalka uu u dhigaye
 
 

Gan2008 tartanka ciyaraha africa oo si xisa leh ugu socda wadanka Ghana...
 saaxibayaal waxa si xisa leh uga socda wadanka Gaana ciyaraha africa ama african cup af nayion
waxana ilaa hada la xaqijiyay in koxaha qar ay iska hayamen tartankas koxa dhowr ah waxana ka mid koxahas
koxda qaranka wadanka aynu jarka nahay ee sudaan waxana ciyarihi ugu danbeyay xalay koxaha isku arken isdatahan
masar vs zambiya.1-1 cameroon vs sudaan.3-0 waxa gurubkan ilahada ka so baxay oo xaqiyay in ay ciyarayan lugta labad ka mid ah ciyarahas koxaha masar iyo cameroon waxa mesha ka baxay suudan iyo zambiya  dhinaca kale goal dhalinta waxa hogaminya ciyaryahyanka rer cameroon samuel eto oo leh 5 gaol waxii ku so kordha kala soco gendershe.com.
 ama kala so xarir qoraga omar amir omar.email..omaari2003@hotmail.com..ama tel..971558911669 dubai uae

Al-Haaji Duyuf..
Cup of Nations - Group D
 14:32 January 31 
 
 17:00 Senegal ? - ? South Africa
 
 17:00 Tunisia ? - ? Angola 

can2008 ciyarta cawa senegal vs south africa
cawa waxa ciyar ad u xisa badan dhex mari donta labadan koxod eean kor kusoo xusany
labadaba malahan rajo aad u fican lakin koxda senegal aya u muqata kox awood badan waxa laga yaba hadii ay caawa ciyarteda south africa ay uga badiso goalal badan in ay rajadeda dib u so nolan donto lasa ariki dono waxa ay ku so dhamato by..omar amir amor.email.omaari2003@hotmail.com.ama tel.971558911669

Barcelona oo cawa ciyareysa copka spian....
ama copka del rey koxaha barcelona vs vilerreal aya ku wada balansan cawa ciyar ka tirsan
ciyaraha wadankas ama copa de rey  labadan koxood aya ah laba koox oo ka wada tirsan koxaha spian ciyartan oo ah mid adag aya waxa koxda barcelona ku so laban dona ama u safan dona ciyaryahanka acanka ah ee rer barazil ronaldinho la soco waxii ciyartasi ku so gaba gabowdo kala soco gendersge.com by omar aamir omar.email.omaari2003@hotmail.com.ama tel.971558911669 dubai uae

ronaldo oo mar kale dhawac ku noqday!
waxa layab iyo amkag ku noqday indhaha calamka iyo tagerayasha koxda ac milan  ciyaryahanka canka ah eexulka qaranka barazil iyo koxdasba in kadib safarkii ciyareed ee koxda  ac milan ku tagatay wadanka isu taga emaradka carabta casimadisa labad dubai kadib markii ay koxda ac milan noqotay koxda adunka ciyrihii ka dhacay jaban ay ku guleysatay kobka koxaha adunka iyo kob kale oo lagu magac daray kobka maxamed bin rashid oo ah ninka xukuma dubai si kastaba waxa la leyahay inkstoo koxdaay ka maqan yihin ciyaryahano dhowr ah hadana waxamar labad ku biray ciyaryahan ronado waxa uu labeynaya ciyaryahan ka xulka qaranka ee talyanigai filip inzagi oo hora uga dhawacna koxdas si kastaba koxda milan oo baryahan hos u dhac ciyared ku jirta ayey dhabar jab u tahay maqnashaha ciyaryahan ronaldo iyo waliba weraryahan inzagi koxda milan waxa ay sido kalela kulantay hosdhac ciyard oo horyalka talyaniga sanadkan waxa aayna ku jirta xaga kala sareynta koxaha ugu hoseya !
bai
 
 
 
 
 
Copy Right 2008 Gendershe Media Sports