HomeAbout usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
GUDIGGA HOWLFULINTA EE
BADBAADINTA GENDERSHE (Gudaha Dalka)

Guddiga Sarre ee Badbaadinta iyo Horumarinta Gendershe ayaa soo sameeyay Guddi Howl fulineed oo ka shaqeeya Maslaxada iyo danta beesha Shiikhaal. Guddigaas wuxuu u magacaaban yahay sidatan:
1- Gudoomiyaha waa Suufi Sheeq Maxamed Cadoow.
2- Ku/1aad ee arimaha siyaasada, C/llahi Maxamed Cusmaan Tacmiir.
3- Ku/2aad ee arimaha dhaqaalaha, C/llaahi Sheelilah Aaxiroow.
4- Ku/3aad ee arimaha nabad gelyada, Aadan Muxidiin Siidoow.
5- Ku/4aad ee arimaha bulshada ,Sheeq Nuur Xaaji Timacade.
6- Ku/5aad ee samafalka, Nuuradiin Ibraahin Axmed.

Iyo Guddi Haween oo kakooban 2 ruux oo kala ah:
1- Gu/ Aamino Sheeq Cali
2- Gu/xigeen Maano Sheeq Isgoowe.

Golaha guurtida oo ka kooban 8 oday oo Nabadoona ah iyo Ciidanka Qalabka sida + Ciidanka Booliiska + Nabadsugida +Sahanka iyo Ciidanka Keydka ah oo ay ansaxiyeen maamulka Degmada Marka iyo kan Gobolka iyo Saldhiga Booliiska oo ay kala hogaaminayaan:
( 1) C/qaadir Maxamed Nuur (G/Gobolka )
Gudoomiyaha Degmada Marka ( Khadiijo Nuunoow )
Taliyaha Ciidanka Booliiska ( Gaagaale )
iyo Suldaanka Ilmo Faqi Cumar iyo Ugaaska Ilmo Faqi Cumar ee Gobolada Koonfureed iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Jiddah ee Beesha Shiiqaal Eng. Aadan Sh Cabdi Xusseen.