|
Noqo qofka ugu horeeya ee lasocda G-media Gendershe Media Online kana Qeybqaado tabinta aqbaaradka Deg Dega ah
G-Media waxay idin keentan adeegan sahlaya in aqbaarta deg deg ah sidhaqsi leh aduun ka aad kalasocotaan taas muhiin u ah bulsha weynta somaliyeed waana adeeg tellefon.
waxyaabaha la ogolyahay inaad soo tabiso waxaa kamid ah..
1: Aqbaar
2:Baafin
3:tacsi
4:Ogoysiis
Iyo wixii lamid ah hadaba si aad unoqoto kan ugu horeeya ee kafaa iidaysta fursadan raac tilmaamaha hoose
1:wac Nambarkan +16414109829 waxaad dhicid kadib maqleysaa fariin codeed ah soo gudbi fariinta aad inooheyso
2:marka aad maqasho dhawaqa ""dhiidh"" bilow duubida fariintaada hadii ay ahaanlaheyd aqbaar ama inta aan kor kusoo sheegnay.
3:hadaa dhameyso duubista codkaaga fadlan Raaci qeybahan kale oo duub
1:Magacaaga
2:E-mail ama Tell
3:Wadanka aad joogto
Intaas kadib waad iskadamin kartaa callkaaga inagana islamarkaas aqbaartaada weynu daabici doonaa..insha allaah..
Copy Right G-media 2000-2008
|