![]() |
|
|
Wuxuu ugu baaqayaa Dadweynaha reer Gendershe in ay ku dadaalaan sidii maanta dhibaatada xoogan ee kusoo degtay deegaanka looga bixin lahaa, taasi oo qarashkeeda lagu qiyaasay 1800 dollar ilaa 2500 dollar maxad ku darsan kartaa...........!!!!!.........??????? MISKIIN IRIDAADA JOOGSADA WAX WAAD SII LAHAYD EE DADNIMO ISKA DAYA.
Waxaa Qoray: Website Director [Gendershe Media Online] [G-News] info@gendershe.com |
|