Home About usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
CARWADA AL-SHALAAL.
Carwada Al-shalaal waxaa ay kuu haysaa Dharka Dumarka, Gabdhaha, ha'ahaadeen Dharka aroosyada, Xafladaha oo ah noocyadii ugu danbeeyay. Catarada, Uunsiyadda, Baraafiinta, Shaashyada, Guntiinooyinka oo heer sare ah.
Sidoo kale Macawisyadda Ragga ...Waxaana si gacmo furan kugu soo dhaweynaya (Carwada Al-Shalaal ee Dharka Casriga ah).
Mr Suleymaan Xaaji Cusmaan "Ger Gaduud" oo ku leh Waxaan kuu haynaa Hab Casri oo Cusub Top Modelkana lasocda
Sicir jaban oo Macquul ah... Dhar wanaagsan oo ah kii ugu danbeeyay oo ku cajab gelin doona. Duruuc nooc kasta, Gabasaarada Farasawiga iyo kuwa Caadiga ah, Catarada Bint-Alsomal, Binti Albalad, iyo Nooc kasta oo catarada kamida. Macawisyadda Qabiiliga, Canbuurada Indoniisiga iyo kuwa Baatiga. noocyada ugu danbeeyay Shaashyada, Gabasaarada, Goonooyinka Guntiimaha.
Waxaad intaasi kaga bogan kartaa booqasho yar oo aad ku timaado Dukaanka.
Tolow xaguu ku yaalaa Dukaanka

CARWADDA AL-SHALAAL

Wuxuu ku yaalaa
" SUXEYFA MALL"...XARUNTA INDHAHA SHIINAHA EE KUDHINAC YAAL SUUQA DAHABKA -ee- [AL-YAMAMA] -Dabaqa hoose.
Waxaa diyaar halkaa kuugu ah Mr.Suleymaan Xaaji Cusmaan "Gar Gaduud"-
Dukaan No. 123
Tel: 6455227 Mobile :0563051934