Wararkii hore ka aqri halkan
[Bishii April 2008]

[Bishii May 2008]
[Bishii June 2008]


Wakaaladda wararka ee Iiraan ayaa sheegatay inay sameeyeen dhoolatus badda iyo cirka ah kaas oo ka danbeeyay Maraykanka oo ku dhawaaqay inay sameyn doonaan maalmaha soo socda .........sii aqri qoraalka iyo wararka maanta


Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa beeniyay in ay jiraan wadahadalo ku saabsan sidii loo jadwalayn lahaa kabixida ciidamada Maraykanka wadanka Ciraaq.........sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Israa'iil oo Faageysa meydadkii xisbullaah si ay maxaabiis ugu kala soo bedelato.......sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Abaarihii 5:15 ee galabnimo ayaa rag ku lebisan dharka ciidamada DFKM ayaa waxay dhac ka gaysteen Macmacaanka Shakataa oo ku taala Xaafada VIA ROMA degmada Xamar Wayne iyagoo halkaasi ku dilay nin lagu magacaabi jiray AXMED CAAFI oo ahaa nin si wayn loogu yaqaano xaafada VIA ROMA.[G-News]

Dagaalo culus ayaa haatan ka soconaya Deegaanka Wanlaweyn ee Gobolka Sh./Hoose.........sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Waxaa maanta lagu aasay magaalada muqdisho madaxii hay,ada UNDPda uqaabilsanaa magaaladda Muqdisho marxuum Cusmaan Cali Axmed oo ay xalay kooxo....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Howlgal balaaran oo ay maanta ka sameeyeen ciidamada Dowllada Itoobiya inta u dhaxeysa warshadii hore ee kabka iyo Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga ayaa la sheegay....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Dagaalo culus oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saakay ka bilowday Deegaanka Wardhiigley ee magaalada Muqdisho, dagaaladaas....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Maamulka degmada Cadaado ayaa ka warbixiyay dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degmada Cadaado waxayna sheegeen in dagaal...sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Dadwaynaha ku nool degmooyinka Xamar jajab iyo Xamar wayne ayaa ka cabanayaa rag ku lebisan dharka ciidamada DFKM oo dhac u gaysta dadka iyadoo ...sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Boqortooyada Sacuudiga iyo Dowladda Qadar ayaa maalintii shalay ee Sabtida kukala saxiixday Magaalada Jeddah heshiis ah dhamaystirka calaamadaynta labada xuduud ...sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Abaanduulaha Ciidamada Iiraan General [Feyruz Abadi] ayaa markale ku hanjabay inay xiri doonaan marinka Hormuz hadii.....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Magaalada Baghdad ayaa lagu qabtay Maalintii Shalay Shir dib u heshiisiin ah oo aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Shakhsiyaad kasocday Dowladda iyo Siyaasiyiin iyo Odoyaasha dalkaasi....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Gudoomiye ku xigeenka Degmada Yaaqshiid ayaa BAM kuwa gacanta laga hago ah kula qaraxday magaaladda Muqdisho....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Xoogag taageersan golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ayaa la wareegay gacan ku haynta Jazaa,irka MADHABO sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Waxaa weerar xoog leh oo gaadmo lagu helay ciidamado Itoobiyaan ah oo xalay ka soo dhaqaaqay dhinaca deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeelada Hoose.sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

CABDIRAXIIM CIISE oo ah Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga ayaa ugu baaqay Caalamka inay ku amraan Itoobiya inay kala baxdo ciidamadeeda wadanka Soomaaliya sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Kulan balaaran oo ay yeesheen in kabadan 50 ka tirsan Odayaasha iyo Culuma,udiinka beesha Sheekhaaleed oo ka dhacay maanta Degmada Marka...sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Degaanka CEELGAAL ee gobolka Hiiraan ayaa dagaal aad u xoogan oo ay soo qaadeen Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga kasocdaa haatan ..... sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Ugu yaraan 53 ruux ayaa ku dhimatay dagaaladii u dhaxeeyay Maxaakiimta Islaamiga iyo Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Yugandha laga soo bilaabo maalintii talaadadii ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gobalada dhexe ee Soomaaliya.sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Dalka Ingiriiska ayaa sheegay inuu ku tirinayo Argagixiso Garabka Meleteri ee dhaqdhaqaaqa Xisbullah ee dalkaasi Lubnaan....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta
Sarifka Lacagaha Qalaad
1 Dollar34.000 Sh.So.
100 Dirham UAE925.000 Sh.So.
100 Sh. Kenya 430.000 Sh.So.
100 SR. 710.000 Sh.So.
Sicirka Badeecadaha
OMO Top10.8$.
Bariis 50kg60$.
Sonkor 50Kg. 25$.
Saliid 20Kg. 32$.
Bur 50Kg. 48$.



Jamciyadda samafalka Al-wafaa oo deeq u fidisay boqolaal ruux oo kasoo barakacay dagaaladii Muqdisho....sii aqri qoraalka iyo wararka maanta

Saddex Israa'iil ayaa ku dhimatay 34 kalena way ku dhaawacmeen halka ay 7 kamidi dhaawacoodu halis yahay, kadib markii mid kamida Falastiiniyiinta uu cagafcagaf ku weeraray bartamaha Magaalada Qudus.Sii akhri wararka maanta iyo warar kale oo goosgoos ah

Ciidamad Nato ee ka dagaalama Dalka Afgaanistaan ayaa sheegaya in looga soo riday Saaka Diyaarad helicopter bariga Afgaanistaan.....Sii akhri wararka maanta iyo warar kale oo goosgoos ah
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka dhanka howlgalada CABDIRAXIIN CIISE CADDOW ayaa sheegay ....Sii akhri wararka maanta iyo warar kale oo goosgoos ah

Dagaal culus ayaa lagu qaaday ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ka tagay Degmada Guri Ceel....Sii akhri wararka maanta iyo warar kale oo goosgoos ah

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Suuriya 'Waliid Almucalim' ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu ahaa barnaamij Nuyukleer oo sir ah halkii ay Ciidamada cirka ee Yuhuudu duqeeyeen ...Sii akhri wararka maanta iyo warar kale oo goosgoos ah