HomeAbout usChattingCasharoAroosDhalashoTacsiadverMembersGuddiga Sarre ee badbaadinta Gendershe
 
CARWADA XABIIB....HABIB FASHION
Waa Saalax Xabiib Saalax iyo Nuuraani oo si gacmo furan kugu soo dhaweynaya Habib Fashion (Carwada Xabiib ee Dharka iyo Toliinka khaaska ah).
Ma'aragtay Toliin Casri ah? Eeg TOP Modelada Aduunka ... Waxaan kuu haynaa Hab Casri oo Cusub ... Waqtigana la socda... iyo sida aad adigu rabto.
Sicir khaas oo jaban ... Dhar wanaagsan oo ah kii ugu danbeeyay Diracyada noocyada ugu danbeeyay Shaashyada, Gabasaarada, Goonooyinka Guntiimaha.
Waxaa intaasi kuu dheer adigoo Dalbada Toliin kuu gaara sida aad doonto ee aad kusoo aragto TOP modelska.
Waxaan Haynaa Dhar diyaar ah oo la tolay iyo kuwo aan weli la tolin ... Waxaan bixinaa Jumlo ama tafaraaruq [Keli Keli] hadba sida kuu fudud.

HABIB FASHION - Carwada Xabiib - HABIB FASHION

Horey ugaar ... Indhahaaga ayaa kuu macalin ah ... Adigoo Booqasho ku yimaada oo keliya ayaa kugu filan Faahfaahin
Wuxuu ku yaalaa Xaafadda Suxeyfa ... Kasoo Horjeedka Mustowsafka 2000
Waxaa diyaar halkaa kuugu ah Saalax Xabiib Saalax - Mobile :0556468488 iyo
Nuuraani - Mobile:0507667202