![]() |
|
Xalwo Subag ah... Waxaad u heli kartaa Jumlad iyo Tafaraaruqba. Soo sheego inta aad doonto waxaad arkeysaa Daqiiqado Gudahooda in ay diyaar kuu yihiin. Sidoo kale waxaad Dukaanka ka heli kartaa Cuntada Fudud ... Macsharada, Sambuuska, Kabaabka, Bajiyaha, Kutuleetiga.....waxaad kaloo ka heli kartaa... Digirta Gaduudan, Digirta cagaaran (Salbuko), Galeyda, Saliida Macsarada, Saliida Xabad Sowdada... iwm. Hamoogaan Xawlo Kismaayo Horey u gaar ... waxaa soo dhaweyn kugula diyaar ah Xaguu ku yaal Xalwo kismaayo iyo Subag .... Yaan been laguu sheegin...iska hubi Xaafadda Suxeyfa ... Kasoo Horjeedka Mustowsafka 2000 horey u siifiiri Khariidadan hoose ... iyo Mobilkan :0566942067 ![]() |
|